#KISMAAYO: Waxaa galabta Kismaayo lagu qabtay kulan ku saabsanaa wacyigalinta khatarta #tahriibka dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhimaneysa badaha caalamka.
Kulankan ayaa looga hadlay fursadaha horyaalla dhallinyarada, iyo sida ay muhiimka u tahay wacyigelinta halista tahriibka.
0
0
0
0