Kooraskii 1-aad ee Aasaasiga ah ee Saraakiisha ayaa ku soo dhammaaday bandhig waxqabad kaddib toddobaadyo tababar adag. Saraakiishu waxay muujiyeen diyaargarow iyo xirfadnimo, taaso muujineya iskaashi adag oo u dhexeeya EUTM-S, Ciidamada Qalabka sida Soomaaliyed iyo bah-wadaagta.
#EUTMS #SNA
Posts by EUTM Somalia
The 1st Basic Officers Course concluded with a practical demonstration after weeks of intensive training. Combining theory and practice, officers showed readiness and professionalism, highlighting strong cooperation between EUTM-S, the Somali Armed Forces and partners.
#EUTMS #SomaliNationalArmy
Sannadkii 2025, Kooxda La-talinta @EUTM_S waxay kordhisay taageerada @MoD_Somalia & @SNA_Somalia, waxayna sameeyeen 20% hawlo la-talin dheeraad ah. Kulamo bartilmaameedsan, siminaaro iyo isku-dubaridka lammaanaha dhow ayaa horseedaya dhisidda awoodda iyo kobaca hay'adaha.
Throughout 2025, @EUTM_Somalia’s Advisory Team increased support to @MoD_Somalia & @SNAF_Somalia, conducted 20% more advisory activities. Targeted meetings, seminars and close partner coordination drive capacity building and institutional growth.
EUTM-S waxay u qabatay tababar Xuquuqda Aadanaha saraakiisha CXD taa oo xoojinaya tiirarka sharafta, sinnaanta, hogaaminta iyo hawlgalada militariga.
Waa horumarinta joogtada ah ee xirfadaha, isla xisaabtan iyo ciidan ka koodan bulshada adeegana ilaaliyana dhamaan bulshada.
EUTM-S delivered Human Rights training to junior officers of the Somali National Armed Forces, reinforcing dignity, equality and responsibility in military leadership. It supports a professional, accountable and inclusive Somali Armed Forces. #EUTMS #SomaliArmedForces#EUinSomalia
Anago sii galeyno sanadka 2026, kooxda #EUTMSomalia waxay dib u milicsanayaan horumarka la gaaray iyo caqabadaha weli jira. Himiladeennu waa mid aan isbeddelin: inaan taageerno shacabka iyo hay’adaha Soomaaliyeed si loo dhiso mustaqbal amni, xasilloon, kuna naaloonaya barwaaqo.
#SannadCusub2026
As we step into 2026, the #EUTMSomalia team reflects on the progress made and the challenges ahead. Our mission remains steadfast: to support the Somali people and institutions in building a secure, stable, and prosperous future.
#EUTMSomalia #EUinSomalia #PeaceForSomalia #NewYear #NewYear2026
La-taliyayaasha EUTM-S waxay soo qabanqaabiyeen tababar loogu talagalay 12 xirfadle oo ka tirsan daryeelka caafimaadka militariga kana socda Isbitaalka Xoogga. Tababarku wuxuu sabsanaa nafaqo-darro, oo ah caqabad caafimaad oo halis ah.
#EUTMSomalia #Tababarka Daryelka Caafimadka
EUTM Somalia advisors organized a specialized training session for 12 military healthcare professionals from Xoogga Hospital of Mogadiscio. The focus? Nutritional deficiencies, a critical yet often overlooked health challenge in Somalia.
#EUTMSomalia #HealthcareTraining
Iyadoo uu soo dhowaanayo xilli milicsi, midnimo iyo rajo, waxaan u dabaaldegaynaa qiyamka nabadda, walaalnimada iyo bini’aadannimada wadajirka ah.
#EUTMSomalia #EUinSomalia #NabaddaSoomaaliya #SannadCusub #Rajo #Midnimo
As the season of reflection, unity, and hope approaches, we celebrate the values of peace, fraternity, and shared humanity.
#EUTMSomalia #EUinSomalia #PeaceForSomalia #NewYear #Hope #Unity
EUTM Soomaaliya waxay tababar ku saabsan Isgaarsiinta Hay’adeed siisay Ciidanka Warfaafinta ee @SomaliNationalArmy) (PIOs).
Tababarku wuxuu awood u siinayaa PIO-yada inay shegaan sheeko sax ah isla markaana si kalsooni leh u abuuraan isgaarsiin istiraatiijiyadeed.
#EUTMSomalia
EUTM Somalia trains @SomaliNationalArmy Public Information personnel (PIOs) on Institutional Communication.
Empowering PIOs to tell the narrative and build trust through strategic communication.
#EUTMSomalia #EUinSomalia #SomaliNationalArmy #CommunicationMatters #PublicAffairs
Muuqalkani waxaa laga dheehan karaa hanka, xirfadlenimada iyo rabitaanka qeexaya Xafladda Bandhiga Biladaha ee EUTM-S oo shalay lagu qabtay Xerada Caalamiga ah ee Muqdisho.
#EUTMSomalia #CSDP #MidowgaYurub #Muqdisho #Soomaaliya #EUinSomalia
This video captures the pride, professionalism, and spirit that define EUTM-S' Medal Parade Ceremony held yesterday in the International Camp of Mogadishu.
#EUTMSomalia #CSDP #EuropeanUnion #Mogadishu #Somalia#EuinSomalia
Fiidiyowgani waxa uu soo bandhigayaa hanka, xirfad-yaqaannimada, iyo ruuxa qeexaya Xafladda Bandhiga Biladaha ee EUTM-S oo shalay lagu qabtay Xerada Caalamiga ah ee Muqdisho.
#EUTMSomalia #CSDP #MidowgaYurub #Muqdisho #Soomaaliya #EUinSomalia
This video captures the pride, professionalism, and spirit that define EUTM-S' Medal Parade Ceremony held yesterday in the International Camp of Mogadishu.
#EUTMSomalia #CSDP #EuropeanUnion #Mogadishu #Somalia#EuinSomalia
17kii Disembar, in ka badan 100 howlwadeen oo ka socda EUTM-S, AUSSOM, USA, iyo UK ayaa lagu guddoonsiiyay biladda abaalmarinta CSDP. Xafladda, oo uu guddoominayay Lt. Gen. Michiel van der Laan, ayaa lagu sharfay dadaalka iyo taageerada sare ay siiyeen ciidamada Soomaaliya.
#EUTMSomalia #CSDP
On 17 Dec, more than 100 personnel from EUTM-S, AUSSOM, the USA, and the UK were awarded the CSDP Service Medal in Mogadishu. The ceremony, presided over by Lt. Gen. Michiel van der Laan, honored their dedication and excellence in supporting Somali forces.
#EUTMSomalia #CSDP
Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-S, S.G. Sofia Westermark, ayaa martigelisay Agaasimaha Qorshaynta iyo Hoggaaminta Ciidamada Midowga Yurub, G, Dh. Gen. Michiel van der Laan. Booqasho miro-dhal ah oo lagu wadaagay fikrado laguna qiimeeyay horumarka hawlgalka iyo hawlaha tababarka.
#EUTMSomalia
EUTM-S Mission Force Commander, Brig. Gen. Sofia Westermark, hosted the Director of the EU Military Planning and Conduct Capability, Lieutenant General Michiel van der Laan. Fruitful visit to share ideas, assess mission progress and discuss training activities.
#EUTMSomalia
Maanta waxaan soo gabagabeynay ololaha “30 Maalmood oo Lagula Dagaallamayo Tacaddiga Jinsiga Ku Saleysan”, oo ahaa bil dhan oo lagu wacyigelinayay bulshada laguna dhiirrigelinayay wada-hadal furan. Si wadajir ah, waxaan u istaagnay in aan dhahno MAYA tacadiyada iyo HAA sinaanta iyo ixtiraamka.
#WPS
Today, we conclude our "30 Days against Gender-Based Violence" campaign, a month of raising awareness and fostering dialogue. Together, we’ve taken a stand to say NO to violence and YES to equality, respect, and justice.
#WPS #EUTMSomalia #EUCAP #EUSomalia #30DaysAgainstGBV
Waxaan sharfaynaa dadaalka shaqaalaha Finland oo ballanqaadkoodu uu xoojinayo hawsheenna isla markaana taageeraya nabadda, xasilloonida, iyo horumarinta ciidamada amniga ee Soomaaliya.
Munaasabada Maalinta Xorriyadda oo Wacan!
#EUTMSomalia #Finland108
Finland’s 108th Independence Day
We honor the dedication of Finnish personnel whose commitment strengthens our mission and supports peace, stability, and the development of Somali security forces.
Hyvää Itsenäisyyspäivää!
#EUTMSomalia #Finland108
EUTM Somalia waxay soo dhaweysay Safiirka Spain Jaime Alejandro Moreno Bau. Booqashada oo ay martigelisay Taliyaha Ciidanka Hawlgalka Col. Sofia Westermark, taasoo muujineysa xirfadda ciidamada Spain waxayna xoojisay iskaashiga dhinacyada tababarka, hagidda, iyo la-talinta.
#EUTMSomalia
EUTM Somalia welcomed Ambassador of Spain Jaime Alejandro Moreno Bau. Hosted by Mission Force Commander Col. Sofia Westermark, the visit highlighted the professionalism of the Spanish contingent and strengthened cooperation across training, advising, and mentoring.
#EUTMSomalia
EUTM Somalia, EUCAP iyo MY waxay xoojinayaan dhaqan gelinta dhelliga ragga iyo dumarka ee heyadaha amniga, iyagoo horumarinaya ka mid noqoshada haweenka CXD iyo Booliska, taageerayana dadaallada lagu hakinayo caqabadaha ku saleysan arrikaas guud ahaan Soomaaliya #EUTMSomalia #EUCAP #EUSomalia
a
EUTM Somalia, EUCAP and EU Somalia strengthen gender mainstreaming in the security sector, promote women’s participation in the armed forces and police, and support efforts to prevent gender-based violence across Somalia.
#WPS #EUTMSomalia #EUCAP #EUSomalia