Advertisement · 728 × 90
#
Hashtag
#EUTMS
Advertisement · 728 × 90
Post image Post image Post image Post image

Kooraskii 1-aad ee Aasaasiga ah ee Saraakiisha ayaa ku soo dhammaaday bandhig waxqabad kaddib toddobaadyo tababar adag. Saraakiishu waxay muujiyeen diyaargarow iyo xirfadnimo, taaso muujineya iskaashi adag oo u dhexeeya EUTM-S, Ciidamada Qalabka sida Soomaaliyed iyo bah-wadaagta.
#EUTMS #SNA

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

The 1st Basic Officers Course concluded with a practical demonstration after weeks of intensive training. Combining theory and practice, officers showed readiness and professionalism, highlighting strong cooperation between EUTM-S, the Somali Armed Forces and partners.
#EUTMS #SomaliNationalArmy

0 0 1 0
Post image

EUTM-S delivered Human Rights training to junior officers of the Somali National Armed Forces, reinforcing dignity, equality and responsibility in military leadership. It supports a professional, accountable and inclusive Somali Armed Forces. #EUTMS #SomaliArmedForces#EUinSomalia

1 0 1 0
Post image Post image

Hawlgalka UK ee TANGHAM & EUTM-S ayaa siiyey Ciidanka Soomaalia koorsada Daryeelka Dhaawacyada Agga Dagaalka - 100% ayaa gudbay! Talaabada xigta: Sare loo qaado macalimiinta Soomaaliyeed iyagoo qaadanaya koorsooyinka ah Train-the-Trainer. #Somalia #EUTMS
#Howlgalka TANGHAM

0 0 0 0
Post image Post image

UK’s Operation TANGHAM & EUTM-S delivered a Battlefield Casualty Care course for Somali soldiers — 100% passed! Next step: empowering Somali instructors with Train-the-Trainer courses. #Somalia #EUTMS #OperationTANGHAM

0 0 0 0
Post image Post image

EUTM-S waxay soo dhoweysay wafdiyo ka socday Hungary & Finland si ay uga wada hadlaan taageerada Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo ballanqaadka EU ee nabadda & xasilloonida. Wadajir ayaan u xoojinaynaa iskaashiga ammaan loogu dhisayo Soomaaliya. #EUTMS #Somalia #EUpartners

0 0 0 0
Post image Post image

EUTM-S welcomed Hungary & Finland delegations to discuss Somali National Forces support and EU commitment to peace & stability. Together, we strengthen cooperation for a safer Somalia. #EUTMS #Somalia #EUpartners

0 0 0 0
Post image Post image Post image

EUTM-S held a seminar for 11 SNA members, focusing on advanced methods for course planning and delivery. While covering key areas, the main focus was on Technical Instruction through a structured, outcome-driven approach.
#EUTMS #Somalia #Security

0 0 0 0
Post image Post image Post image

EUTM-S waxay siminaar u qabatay 11 xubnood XDS, diiradda la saarayo qorsheynta koorsada iyo hirgelinta. Waxaa ka mid qeybaha muhiimka ah ee tababarka diiraddana lagu saaray Habraaca Farsamada lana adeegsanayo hab natiijada ay hageyso oo qaabeysan.
#EUTMS #Somalia #Security

0 0 0 0
Post image

BG Manzone, new EUTM-S Commander, met with Somali Chief of Defence MG Odowaa Yusuf Rageh, at Villa Gashandiga in Mogadishu. The meeting reinforced EU-Somalia military cooperation and concluded a week of key engagements with Somali authorities and international partners. #EUTMS #Somalia #Security

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

EUTM-S ayaa soo gebagebeysay tababarki ugu horeyey ee Urur, taaso lagu xoojinayo CS. Tababar 5-isbuuc socdey oo so koobey ah dagaalka magaalada, IED, gargaarka degdega ah, qorshaynta, iyo tabaha - waa qayb ka mid ah qorshaha Midowga Yurub ee lagu dhisayo CXD casri ah, xirfad leh.
#Somalia #EUTMS

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

EUTM-S completed its first Somali Special Forces Battalion training cycle, marking a key step in strengthening the Somali Army. The 5-week program covered urban combat, IED response, first aid, planning, and tactics—part of the EU’s mission to build a modern, professional SNA.
#Somalia #EUTMS

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

Somali Navy & Coast Guard completed a 2-week digital training with EUTM-S to boost maritime ops. 12 participants, incl. 1 woman, learned key IT, comms & cybersecurity tools—advancing Somalia’s modern, inclusive & self-reliant defense force. #Somalia #EUTMS #Security

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

Laga bilaabo May 10 ilaa 29, EUTM-S waxa ay qabanaysaa Kooraska Maareynta Xarumaha Saadka milatari si loo xoojiyo awooda Ciidamada Qaranka Soomaaliya, iyada oo la isku daray aqoon aragti iyo tababar gacmeed si kor loogu qaado hawlgallada dhammaan heerarka taliska.
#EUTMS

0 0 0 0