Hawlgalka UK ee TANGHAM & EUTM-S ayaa siiyey Ciidanka Soomaalia koorsada Daryeelka Dhaawacyada Agga Dagaalka - 100% ayaa gudbay! Talaabada xigta: Sare loo qaado macalimiinta Soomaaliyeed iyagoo qaadanaya koorsooyinka ah Train-the-Trainer. #Somalia #EUTMS
#Howlgalka TANGHAM
0
0
0
0