EUTM-S waxay kala qeyb gashay kooxo caalami ah tartan orod PINK MOGATHON 2025, wadar ahaan 196 km si sare loogu qaado wacyigelinta kansarka naasaha, baaritaan hore, iyo in la garab istaagaba.
#PINKMOGATHON2025 #EUTMSomalia #BreastCancerAwareness #Solidarity #EUinSomalia #TeamEU
1
0
0
0