Munaasabadda Ciidul Fidriga, iyo dhammaadka bisha barakeysan ee #Ramadaan darteed, kooxda #Baraarug waxay kuu soo dirayaan hambalyo iyo salaan.๐คฒ๐ป๐ง๐ป๐โจ
Ku Ciid, Ciid Wanaagsan, Ku Ciid, Ciid Caafimaad Leh!
๐๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ
Aamiin.
For peace to succeed, women must take the lead.
#baraarug
In Any Post-Conflict Society, Youth are the Architects of State-building. Give Them Their Role.
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna
Bulsho Kasta oo Colaad Soo Martay, Dhallinyaradu Waa Dhisayaasha Qaranka. Waa in Loo Oggolaado Kaalintooda.
#Baraarug
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna
Sheekooyinka Baraarug ay baahisay, sheekadee ayaa si dhab ah u beddeshay fahamkaaga doorka dhallinyarada iyo haweenka?
#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #codkeenna
Barnaamijyadii Baraarug ugu daawashada badnaa.
Mahadsanidiin dhammaan bahda ku xiran #Baraarug.
Markasta iyo meel kasta Nala xiriir: WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna
Marka lahaanshihii ayaa horta maqan. Soomaaliya markaa aad ogaato inaad adigu leedahay ayaad badbaadadiisa qeyb ka noqoto. Warbaahinta waxaan qabaa way gabeen kaalinta ay leeyihiin."
-Cabdixaafid Nor
Wariye ku nool Muqdisho
#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna
Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna
Somali Journalists Syndicate @sjs-somalia.bsky.social @baraarug.bsky.social ayaa tababar ku saabsan kaalinta warbaahinta, dhallinyarada iyo haweenka ee ku aaddan ka hortagista ka faa'ideysiga ku qabatay gobolka Shabeellaha Hoose.
#baraarug #baraarugforum #somali #codkeenna #baraarugeenna
#Baraarug: WhatsApp: +252 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
X: @BaraarugSom
Instagram: @baraarugcampaign
Tiktok: @baraarugsomali
Ma jirto diyaarad duuli karta baalal la'aan; mana jirto dal horumar ku tallaabsan kara dhallinyaro la'aan.
#baraarug #internationalyouthday #somalia
The Somali Journalists Syndicate @sjs-somalia.bsky.social / #Baraarug Campaign, conducted a one-day civic engagement and training workshop in Galkayo, Mudug region.
The Dutch government supports the independent position of journalists and media organisations worldwide and each year the Netherlands marks #WPFD on 3 May. To honor this day, the Netherlands Embassy in Somalia puts a spotlight on the work of #SJS and the #Baraarug campaign.
Handball & Hope: Somali Womenโs Silent Revolution - #Baraarug Documentary
www.youtube.com/watch?v=gntM...
Sii suxufiga xuquuqdiisa.
#baraarug #baraarugeenna #codkeenna
Garsoorka Soomaaliya ma la isku halleyn karaa?
#baraarug #codkeenna #baraarugeenna
NALA WADAAG ARAGTIDAADA. Noogu qor commentiga.
Sidoo kale nagala soo xiriir
Whatsapp: +252 619281015.
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #baraarug #baraarugeenna #codkeenna
NALA WADAAG ARAGTIDAADA. Noogu qor commentiga.
Sidoo kale nagala soo xiriir
Whatsapp: +252 619281015.
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #baraarug #baraarugeenna #codkeenna
"In haweenka Soomaaliyeed ay helaan xaqii ay lahaayeen waxay muhiim u tahay bulshada in ay ku noolaadaan nabad iyo xasilooni."
Anfa Aden Abdi
Xoghayaha Xuquuqda Haweenka SJS & Soo Saaraha Baraarug Podcast
#Baraarug #InternationalWomensDay #IWD2025
"Marka ay culumadu runta iyo xaqa sheegaan, saxafiyiintuna ay u doodaan bulshada,waajibka wuxuu saran yahay kuwa haya maamulka iyo dowladda, si ay u joojiyaan dulmiga una sugaan caddaaladda."
- Sheikh Cabdullahi Ahmed Garruun #Baraarug.
www.youtube.com/watch?v=d_rz...