Advertisement ยท 728 ร— 90
#
Hashtag
#Baraarug
Advertisement ยท 728 ร— 90
Post image

Munaasabadda Ciidul Fidriga, iyo dhammaadka bisha barakeysan ee #Ramadaan darteed, kooxda #Baraarug waxay kuu soo dirayaan hambalyo iyo salaan.๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿง•๐Ÿป๐ŸŒ™โœจ

Ku Ciid, Ciid Wanaagsan, Ku Ciid, Ciid Caafimaad Leh!
๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Aamiin.

0 0 0 0
Post image

For peace to succeed, women must take the lead.
#baraarug

0 0 0 0
Post image

In Any Post-Conflict Society, Youth are the Architects of State-building. Give Them Their Role.
WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna

0 0 0 0
Post image

Bulsho Kasta oo Colaad Soo Martay, Dhallinyaradu Waa Dhisayaasha Qaranka. Waa in Loo Oggolaado Kaalintooda.
#Baraarug

WhatsApp: +252 619 281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna

0 0 0 0
Post image

Sheekooyinka Baraarug ay baahisay, sheekadee ayaa si dhab ah u beddeshay fahamkaaga doorka dhallinyarada iyo haweenka?

#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #codkeenna

1 0 0 0
Post image

Barnaamijyadii Baraarug ugu daawashada badnaa.

Mahadsanidiin dhammaan bahda ku xiran #Baraarug.

Markasta iyo meel kasta Nala xiriir: WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna

0 0 0 0
Preview
Baraarug Campaign Ololaha Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka & Dhallinyarada.

Marka lahaanshihii ayaa horta maqan. Soomaaliya markaa aad ogaato inaad adigu leedahay ayaad badbaadadiisa qeyb ka noqoto. Warbaahinta waxaan qabaa way gabeen kaalinta ay leeyihiin."
-Cabdixaafid Nor
Wariye ku nool Muqdisho
#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015

0 0 0 0
Preview
Baraarug Campaign Ololaha Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka & Dhallinyarada.

#Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna

0 0 0 0
Preview
Baraarug Campaign Ololaha Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka & Dhallinyarada.

Baraarug | WhatsApp: 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #Baraarugeenna #Codkeenna

0 0 0 0
Post image Post image Post image Post image

Somali Journalists Syndicate @sjs-somalia.bsky.social @baraarug.bsky.social ayaa tababar ku saabsan kaalinta warbaahinta, dhallinyarada iyo haweenka ee ku aaddan ka hortagista ka faa'ideysiga ku qabatay gobolka Shabeellaha Hoose.

#baraarug #baraarugforum #somali #codkeenna #baraarugeenna

0 0 1 0
Video

#Baraarug: WhatsApp: +252 61 9281015
Telegram: t.me/Baraarugcamp...

X: @BaraarugSom
Instagram: @baraarugcampaign
Tiktok: @baraarugsomali

0 0 0 0
Post image

Ma jirto diyaarad duuli karta baalal la'aan; mana jirto dal horumar ku tallaabsan kara dhallinyaro la'aan.

#baraarug #internationalyouthday #somalia

0 0 0 0
Video

The Somali Journalists Syndicate @sjs-somalia.bsky.social / #Baraarug Campaign, conducted a one-day civic engagement and training workshop in Galkayo, Mudug region.

0 0 0 0
Video

Somali young refugees in #Dadab, #Kenya
#baraarug

0 0 0 0
Post image

The Dutch government supports the independent position of journalists and media organisations worldwide and each year the Netherlands marks #WPFD on 3 May. To honor this day, the Netherlands Embassy in Somalia puts a spotlight on the work of #SJS and the #Baraarug campaign.

0 1 1 0
Handball & Hope: Somali Womenโ€™s Silent Revolution - #Baraarug Documentary
Handball & Hope: Somali Womenโ€™s Silent Revolution - #Baraarug Documentary YouTube video by Baraarug Campaign

Handball & Hope: Somali Womenโ€™s Silent Revolution - #Baraarug Documentary

www.youtube.com/watch?v=gntM...

0 0 0 0
Post image

Sii suxufiga xuquuqdiisa.

#baraarug #baraarugeenna #codkeenna

0 0 0 0
Post image

Garsoorka Soomaaliya ma la isku halleyn karaa?

#baraarug #codkeenna #baraarugeenna

0 0 0 0
Preview
Baraarug Campaign Ololaha Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka & Dhallinyarada.

NALA WADAAG ARAGTIDAADA. Noogu qor commentiga.
Sidoo kale nagala soo xiriir
Whatsapp: +252 619281015.
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #baraarug #baraarugeenna #codkeenna

0 0 0 0
Preview
Baraarug Campaign Ololaha Kor u Qaadista Xuquuqda Haweenka & Dhallinyarada.

NALA WADAAG ARAGTIDAADA. Noogu qor commentiga.
Sidoo kale nagala soo xiriir
Whatsapp: +252 619281015.
Telegram: t.me/Baraarugcamp...
#Baraarug #baraarug #baraarugeenna #codkeenna

0 0 0 0
Post image

"In haweenka Soomaaliyeed ay helaan xaqii ay lahaayeen waxay muhiim u tahay bulshada in ay ku noolaadaan nabad iyo xasilooni."

Anfa Aden Abdi
Xoghayaha Xuquuqda Haweenka SJS & Soo Saaraha Baraarug Podcast
#Baraarug #InternationalWomensDay #IWD2025

1 0 0 0
Culimada ma joojin karaan caddaalad darrada lagu haayo bulshada - Sheekh Cabdullaahi Garruun
Culimada ma joojin karaan caddaalad darrada lagu haayo bulshada - Sheekh Cabdullaahi Garruun YouTube video by Baraarug Campaign

"Marka ay culumadu runta iyo xaqa sheegaan, saxafiyiintuna ay u doodaan bulshada,waajibka wuxuu saran yahay kuwa haya maamulka iyo dowladda, si ay u joojiyaan dulmiga una sugaan caddaaladda."

- Sheikh Cabdullahi Ahmed Garruun #Baraarug.
www.youtube.com/watch?v=d_rz...

0 1 0 0